Search for:

Somali Police Force deploys officers to the frontlines in the fight against Al-Shabaab militants

The Somali Police Force Commander Major General Asad Osman Abdullahi, accompanied by Deputy Commander Major General Osman Abdullahi Mohamed, bid farewell to a new contingent of police officers departing for the frontlines to join the fight against Al-Shabaab militants. Addressing the troops, Commander Asad praised their bravery and urged them [...]

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo xafiiskiisa ku qaabilay ma’suuliyiin sare oo ka socday dalka Masar.

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ma’suuliyiin sare oo ka socday dalka Masar. Taliye Asad ayaa soo dhaweyn kadib kulan la qaatay mas’uuliyiinta ka socday dowladda Masar, waxeeyna ka wada hadleen  arrimo ay ka mid ahaayeen xoojinta iskaashiga iyo horumarinta xirfadaha saraakiisha boliiska [...]

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudoomiyay kulan looga hadlayay amniga dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayey dardargelinta amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran, si looga hortago dhagarta kooxaha argagixisada ah ee beegsanaya shacabka Soomaaliyeed xilligan ay gudanayaan waajibaadka bisha barakeysan ee Ramadan. Kulanka waxaa ka qeyb galay [...]

Deputy Police Commissioner Chairs Monthly Technical Committee Meeting on Stabilization Affairs

The Deputy Police Commissioner of Somalia, Brigadier General Osman Abdullahi Mohamed (Kaniif), presided over the monthly meeting of the Technical Committee on Stabilization Affairs held at the headquarters of the Somali Police Force. The meeting was attended by all directors of liaison departments from various ministries and government agencies involved [...]

Taliyaha boliiska oo booqday xarunta NIRA

Taliyaha Booliska Soomaaliyed Gen. Asad Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Guud ee NIRA halkaas oo uu kula kulmay Maareeyaha Guud ee Hay’adda, Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacadde). Waxa ay ka wada-hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhexaya taliska ciidan Booliska iyo NIRA, iyo sidii Nidaamka [...]

Somali Police Chief meets with British Ambassador, discusses Security Cooperation

The Commander of the Somali Police Force, Major General Asad Osman Abdullahi, hosted a meeting at his office with the British Ambassador to Somalia, Mike Nithavrianakis, along with Deputy Ambassador Sam Thomas, Defence Secretary Natasha Hosford, and Counterterrorism Secretary Dan O’Byrne. Accompanied by senior police officials, the Commander engaged in [...]