Search for:

Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubay Yuuda oo xilka si rasmi ah ula wareegay

Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubay (Yuuda) ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka kala wareegay taliyahii hore ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto C/llahi Mire Siyaad. Taliye Yuuda ayaa xilal kala duwanka soo qabtay ciidanka boliiska Soomaalieed, isaga oo soo noqday Taliyaha Birmadka ciidanka boliiska Soomaaliyeed, Taliye ku xigeenka hogaanka qeuybta [...]