Taliyaha ciidanka boliiska oo booqday xarunta barbaarinta agoonta ciidanka boliiska Soomaaliyeed
Taliyaha Ciidanka Boliiska, ayaa booqday Xarunta Barbaarinta Agoonta Ciidanka Boliiska, halkaas oo uu waqti qaddarin leh kula qaatay carruurta agoonta ah ee waalidkood naftooda u huray u adeegidda qaranka. Intii uu booqashada ku guda jiray, Taliyaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xarunta, oo ay ku jiraan iskoolka carruurtu wax [...]
