Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo La Kulmay Wakiillo ka Socda UNSOS iyo UNDSS
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo ay wehliyeen saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Booliiska, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Taageerada Soomaaliya (UNSOS) iyo Hay’adda Ammaanka iyo Ilaalada Qaramada Midoobay (UNDSS). Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada [...]
