Search for:

Taliye Sulub iyo Wasiirka amniga DFS oo farxadda ciida la qaatay caruurta agoonka boliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Amniga gudaha XFS C/llaahi Shiikh ismaaciil (fartaag) iyoTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Maanta la Ciiday Caruurta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed kuwaasi oo ku ciidayay Beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho. Munaasabada Ciida ee Caruurta Agoobta Boliiska Waxaa Taliyaha ku weyhliyay Taliye xigeenka Koowaad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed [...]

Sareeye Guuto Sulub Axmed oo kulan afur ah u sameeyay taliyaal iyo xubo ka socda hay’adaha dowladda

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa xaflad afur ah u sameeyay xubno ka kala socday labada aqal ee Baarlamaanka JFS, Maamulka Gobalka Banaadir, Saraakiil ka kala socotay Ciidamada Boliiska, Nabad-sugida & Xooga Dalka, Bulshada Rayidka & Agaasimayaasha Saxaafada. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska [...]

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo la kulmay Madaxwaynaha maamulka Galmudug

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S/gaas.Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa goor dhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaana xafiiskiisa ku soo dhaweeyay madaxwaynaha Galmudud  Axmed Cabdi Kaariye (qoor-qoor). Taliye Xijaar ayaa safarka ujeedkiisu waxa uu ahaa kormeerka xaruumaha ciidanka Booliiska, waxaana uu booqan doonaa dhaaman xaruumaha ciidanka [...]

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qado sharaf u sameeyay Saraakiisha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed+Sawirro

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dib u heshiisiinta (S/guuto Muqtaar Xuseen Afrax) ayaa Maanta qado sharaf u sameeyay Saraakiisha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Qadada ayaa ka dhacday Xarunta Barbaarinta Caruurta Boliiska ee S/Guuto Maxamed Abshir Muuse, Iyada oo Saraakiishu ay Xarunta ku Soo dhaweeyeen Wasiirka oo ay la socdeen Wasiirada [...]