Search for:
  • Home/
  • Latest news/
  • Taliye Sulub iyo Wasiirka amniga DFS oo farxadda ciida la qaatay caruurta agoonka boliiska Soomaaliyeed

Taliye Sulub iyo Wasiirka amniga DFS oo farxadda ciida la qaatay caruurta agoonka boliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Amniga gudaha XFS C/llaahi Shiikh ismaaciil (fartaag) iyoTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Maanta la Ciiday Caruurta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed kuwaasi oo ku ciidayay Beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabada Ciida ee Caruurta Agoobta Boliiska Waxaa Taliyaha ku weyhliyay Taliye xigeenka Koowaad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S.Guuto Cusmaan C/lahi Maxamed (Kaniif) iyo Saraakiil Kale.

S/Guuto Sulub axmed firin ayaa Caruuta agoonta Boliiska oo uu la Ciiday ayaa ugu Hambalyeeyay Caruurta Maalintan Ciidaha ah ee Dhamaan looga dabaaldagay Dunida islaamka Gaar ahaan Dalka waxa uuna allaha weydiisatay in Ciidan Ciideeda kale Nabad iyo Barwaaqo Nagu Gaarsiiyo,

Leave A Comment

All fields marked with an asterisk (*) are required