Search for:
  • Home/
  • Latest news/
  • Taliyaha oo kulan looga hadlayay amniga la qaatay saraakiisha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Taliyaha oo kulan looga hadlayay amniga la qaatay saraakiisha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan dag dag ah iskugu yeeray Saraakiisha Ciidamada qalbaka sida ee ka Howlagalo Gobolka Banaadir iyo Nawaaxigiisa.
U jeedka kulanka ayaa daarnaa dar dar galin Howlaha amni ee Caasimada maadaama bishii barakeysneed ee ramadaan Gaba gabada ah loona diyaar garoowbo sidii loo xaqiijin lahaa amniga muwaadiniinta Maalmaha ciida ee nagu soo foodleh u damaaldagayo.
S/guuto Sulub Axmed Firin, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa dhamaan Saraakiisha fadhiyada Qeybaha saldhigayada Nabad sugida Boliis Militaaro, in la gashaqeyo sidii loo laba jibaari lahaa amniga Caasimada iyo Nawaaxigeeda.

Leave A Comment

All fields marked with an asterisk (*) are required