S/guuto Sulub Axmed Firin oo kulan la qaatay Saraakiil iyo Kormeerayaal tababar ku soo qaatay dalka dibadiisa
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la qaatay saraakiil iiyo kormeerayaal ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, kuwaas oo dib uga soo laabtay dalka, kadib tababar ay ku soo qaateen wadamada China iyo Masar. Xubnaha saraakiisha iyo kormeerayaasha isgu jiray ayaa taliyaha ciidanka Booliska uga warbixiyay tababaradii [...]
