Search for:
  • Home/
  • Latest news/
  • Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo booqday Dugsiga agoonta boliiska

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo booqday Dugsiga agoonta boliiska

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa maanta Kormeeray Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare ee S/Guuto Maxamed Abshir oo ah Iskuulka Xarunta Barbaaribta Caruurta Boliiska Soomaaliyeed.

U jeedka Kormeerka Iskuula ayaa ahaa u kuurgalka Sida ay wax u bartaan Caruurta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed.

S/Guuto Sulub axmed Firin Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa mid Mid u Booqday Fasalada ay wax ku bartaan Caruurtan kuna dhiira galiyey in ay ka faa iideystaan Wax barashadooda.

Leave A Comment

All fields marked with an asterisk (*) are required