Search for:
  • Home/
  • Latest news/
  • Maxkamadda G/Banaadir oo wax dambi ah ku weysay Col.Cabdifataax Bashir Cali

Maxkamadda G/Banaadir oo wax dambi ah ku weysay Col.Cabdifataax Bashir Cali

Maxkamada Gobolka banaadir ayaa wax dambi ah kuweysay Taliyaha saldhiga Boliiska Garoonka Aadan Cade G/ Dhexe  Abdifatah Bashiir Cali kadib eed loo soo jeediyay .

Maxkamada ayaa xustay in G/Dhexe Cabdifataax Bashir Cali uu horyimid Maxkamadda Gobolka Banaadir Tr.28/04/2024, waxna laga waydiyay kiska loo haysto ayna Maxkamadda u cadaatay in uusan wax lug ah ku lahayn kiiska lagu eedayay, maadaama dhinaca galka furtay horay loogu xukumay in ay adeegsadeen dukuminti been abuur ah una adeegsadeen isla dhulkaan.

Leave A Comment

All fields marked with an asterisk (*) are required