Search for:
  • Home/
  • Somali/
  • Wasiirka Amniga gudaha oo xariga ka jaray Xarunta qeybta guud ee nabad galyada wadooyinka

Wasiirka Amniga gudaha oo xariga ka jaray Xarunta qeybta guud ee nabad galyada wadooyinka

Wasiirka Amniga gudaha DFS S/Guuto C/llaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag ayaa Xariga ka Jarey Dayac Tir iyo dhismaha interlock oo Guud ahaan Xaruntan lagu Sameeyay
Munaasabada Waxaa Goob Joog ahaa S/Guuto Sulub axmed Firin Agaasimaha Wasarada amniga Gudaha Gudoomiyaha Amniga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiid iyo Duuliska Hawada iyo Gudd.Amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir iyo Saraakiil kale.
Xaruntan ayaa Dib u dhis Balaaran lagu Sameeyay waxa ayna Muujineysaa muhiimada ay leedahay Xarumaha Boliiska ee Bulshada loogu Shaqeynayo in Bilicdiisa laga Shaqeeyo.
Mahadsanidin

Leave A Comment

All fields marked with an asterisk (*) are required