Search for:
  • Home/
  • Latest news/
  • Taliye Sulub oo kulan dhiiragelin ah la qaatay caruurta agoonka boliiska Soomaaliyeed

Taliye Sulub oo kulan dhiiragelin ah la qaatay caruurta agoonka boliiska Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soommaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Maanta Kulan Dhiirigelin U sameeyey Ardeyda Dugsiga barbaarinta Caruurta Boliiska Soomaliyeed ee u diyaar Garoobaysa imtixaanka sanad Dugsiyeedka 2024.
Taliyaha Ayaa Ardeyda ku dhiirigeliyey inay imtixaankaan soo Socda ay Keenaan kaalimaha 1.aad ee Dhamaan Dugsiyada Hoose dhexe iyo Sare ee dal .
Sidoo kale S/Guuto Sulub Axmad Firin Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Balan Qaadey In Ardaygii Keenaan 1.aad Oo Ka mid Ah Dugsigan Lasiin doono Abaal uu ku Farxo.

Leave A Comment

All fields marked with an asterisk (*) are required