Wasiirka amniga gudaha XFS oo xariga ka jaray dhismayaal cusub oo lagu soo kordhiyey Xarunta miina baarista Boliiska Soomaaliyeed
Wasiirka amniga gudaha XFS Md. C/llaahi Shiikh ismaaciil (Fartaag) ayaa xariga ka jaray dhismo cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta miina baarista Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Xarigjarka dhismayaasha cusub ee lagu soo kordhiyey qeybtaan ayaa waxaa goob joog ahaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Boliiska [...]