Search for:

Ciidan Boliiska Soomaaliyeed oo caawinaad u fidiyeen ardayda, si’ay u gaaraan goobaha Imtixaanka lagu galayo

Ciidan Boliiska Soomaaliyeed ayaa  caawinaad u fidiyeen qaar ka mid ah ardayda galeysa imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiga sare , si’ay u gaaraan goobaha lagu galaayo imtixaanka, Kadib Roob xooggan oo ka da’ay magaalada Muqdisho. “Marwaliba waxaan hiil u nahay bulshada maanta waxaan daabulid u samaynay dhalinyarada ku jirta imtixaanka [...]

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaalieed oo ka qeybgalay xuska Sanad guurada 47-aad ee Ciidanka Boliiska Dalka Jabuuti

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa ka qeyb galay  Munaasabada Xuska Sanad guurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska dalka aan walaalaha nahay Ee Jabuuti Xaflada Sanadguurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska Jabuuti oo Si heer sare ah loosoo Agaasimay ayaa Ka dhacdey Akadeemiyada Boliiska ee Idiris Faarax Caabane .ee [...]

Taliyaha ciidanka boliiska oo ka qeyb galay xaflad ay ku qalin jabiyeen saraakiil Boliis ah

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin iyo wafdi saraakiil sare ah oo hoggaaminaayay ayaa ka qeyb galay xafladda qalin jibinta dufcadda 12 -aad ee jaamacadda dalka Rwanda,qeybteeda boliiska oo ay ka qalin jabiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka boliiska Soomaliyeed. Saraakiishaan ayaa ka qalin bedesha heerka labaad ee waxbarashada [...]

S/guuto Sulub Axmed Firin oo kulan la qaatay Saraakiil iyo Kormeerayaal tababar ku soo qaatay dalka dibadiisa

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la qaatay saraakiil iiyo kormeerayaal ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, kuwaas oo dib uga soo laabtay dalka, kadib tababar ay ku soo qaateen wadamada  China iyo Masar. Xubnaha saraakiisha iyo kormeerayaasha isgu jiray ayaa taliyaha ciidanka Booliska uga warbixiyay tababaradii [...]

Gen.Fartaag oo guddoomiyey shirka qabanqaabada maalmaha xuriyada Soomaaliya

Wasiirka Arrmaha Gudaha Fadaraalka Iyo Dib Uheshiisiinta XFS ahna gudoomiyaha gudiga  xuska maalmaha xuriyadda ayaa shir gudoomiyay shirka guddiga maalmaha xuriyadda. Shirka ayaa waxaa goob jooga ka ahaa wasiirka dhalinyarada iyo ciiyaaraha Soomaaliya, Sihayaha wasiirka haweynka, wasiiru dowlaha wasarada  howlaha guud iyo dib u dhiska , Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed [...]