Search for:

Taliye Sulub oo kulan dhiiragelin ah la qaatay caruurta agoonka boliiska Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soommaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Maanta Kulan Dhiirigelin U sameeyey Ardeyda Dugsiga barbaarinta Caruurta Boliiska Soomaliyeed ee u diyaar Garoobaysa imtixaanka sanad Dugsiyeedka 2024. Taliyaha Ayaa Ardeyda ku dhiirigeliyey inay imtixaankaan soo Socda ay Keenaan kaalimaha 1.aad ee Dhamaan Dugsiyada Hoose dhexe iyo Sare ee dal [...]

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo shir gudoomiyay shirka amniga dalka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Shir Gudoomiyaya Shirka Hoggaanada iyo Fadhiyada Madaxa Banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Ugu Horeentii Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Markuu Tagay dugsiga Tababarka S/Guuto Kaahiye waxa uu salaan ka qaatay Cutubyo Ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Shirka Waxaa oo ka dhacay S/Guuto [...]

Wasiirka amniga gudaha XFS oo xariga ka jaray dhismayaal cusub oo lagu soo kordhiyey Xarunta miina baarista Boliiska Soomaaliyeed

Wasiirka amniga gudaha XFS Md. C/llaahi Shiikh ismaaciil (Fartaag) ayaa xariga ka jaray dhismo cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta miina baarista Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Xarigjarka dhismayaasha cusub ee lagu soo kordhiyey qeybtaan ayaa waxaa  goob joog ahaa  Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed  S/Guuto Sulub axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Boliiska [...]

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil Ka socday dalka Masar

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soonaaliyeed S/Guuto  Sulub Axmed Firin ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Saraakiil Ka socda Dalka Masar ku waasi oo Shalay Soogaaray Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Soodhaweynta Saraakiishan ayaa waxa goob joog ahaa Taliye ku Xigeenada Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Cusmaan C/llaahi Maxamed (Kaniif) iyo S/Guuto Zakia Xussen Axmed iyo [...]