Search for:

Taliye xigeenka ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo saraakiil Masaari ah ku soo dhaweeyay Muqdisho

Muqdisho: (CBS) Taliye xigeenka ciidanka boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan C/llaahi Maxamed (Kaniif) ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay saraakiil u dhashay dalka Masar uu hogaaminayay Sareeye Gaas Maxamed Axmed Maxamed (Abu Zahra) oo ah madaxa Akadeemiyadda Boliiska dalka Masar . Wafdigaan oo ka koobnaa Sedex Janaaraal iyo saraakiil kale ayaa soo [...]

Taliyaha ciidanka boliiska oo ka qeybgalay kulan looga hadlaayay hormarinta Boliiska Soomaaliyeed

Waiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee JFS S/Guuto C/laahi Sheikh ismaaciil (Fartaag), ayaa Gudoomiyey shirka wajiga Labaad ee mashruuca JPP ee Horumarinta Boliiska Soomaaliyeed, kaasi oo looga Arrinsanaayey sidii loo Horumarin lahaa Boliiska Soomaaliyeed , Shirkaan waxaa Goob joog ahaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto. Sulub Axmed Firin, Wasiiradda Amniga Dowlada [...]

Taliye Sulub iyo Wasiirka amniga DFS oo farxadda ciida la qaatay caruurta agoonka boliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Amniga gudaha XFS C/llaahi Shiikh ismaaciil (fartaag) iyoTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Maanta la Ciiday Caruurta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed kuwaasi oo ku ciidayay Beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho. Munaasabada Ciida ee Caruurta Agoobta Boliiska Waxaa Taliyaha ku weyhliyay Taliye xigeenka Koowaad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed [...]

Sareeye Guuto Sulub Axmed oo kulan afur ah u sameeyay taliyaal iyo xubo ka socda hay’adaha dowladda

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa xaflad afur ah u sameeyay xubno ka kala socday labada aqal ee Baarlamaanka JFS, Maamulka Gobalka Banaadir, Saraakiil ka kala socotay Ciidamada Boliiska, Nabad-sugida & Xooga Dalka, Bulshada Rayidka & Agaasimayaasha Saxaafada. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska [...]

SPF Commissioner Brig. Gen. Sulub Ahmed Firin, paid a courtesy call on the SRCC and Head of ATMIS, Amb. Souef Mohamed El-Amine in Mogadishu

Somali Police Commissioner Brig. Gen. Sulub Ahmed Firin, today paid a courtesy call on the SRCC and Head of ATMIS, Amb. Souef Mohamed El-Amine, at Mission HQ in Mogadishu. They discussed areas of support for the Somali Police Force (SPF) including capacity building and enhanced joint patrols between #ATMIS and [...]