Search for:

Taliyaha ciidanka boliiska oo la kulmay ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay madaxada iyo xubno kale oo ka tirsan ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed, si loo xoojiyo nabadda iyo wada shaqeynta ka dhexeyso ciidanka boliiska iyo bulshada. Taliyaha ayaa haweenka ku bogaadiyay kaalinta ay ka qaataan ka shaqeynta nabadda, horumarinta bulshada, [...]

Taliyaha ciidanka boliiska oo kulan la qaatay Khuburo ka socotay FBI-da Mareykanka

S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta Khuburo ka socotay FBI-da Mareykanka kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa saraakiishan khuburada ah kala hadlay sidii ay kaalin uga qaadan lahaayeen tababarada saraakiisha Boliiska Soomaaliyeed iyo xoojinta dib u habeynta ciidanka, iyagoo bogaadiyay howlaha dar darta [...]

Taliyaha ciidanka boliiska oo kormeer shaqo ku tagay fadhiyada boliiska

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta kormeer ku tagay xarumo kala duwan oo ay ka mid yihiin Taliska Ciidanka Nabadgalyada Waddooyinka (Taraafiko), Saldhigga Boliiska Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, xarunta Akadeemiyada Boliiska Soomaaliyeed ee General Kaahiye, iyo Hoggaanka Baarista dembiyada ee CID-da. Intii uu kormeerka [...]

S/Guuto Asad Cismaan oo xafiiskiisa ku qaabilay, Saraakiil ka socday Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Boliska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Saraakiil ka socday Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya. Ujeedka booqashada Saraakiisha ayaa ahaa dar-dargalin iyo hore u socodsiinta shaqooyinka ka dhaxeeya hay’adaha labada dal ee Soomaaliya iyo Turkey, waxa ayna kala ahaayeen mas’uuliyiinta mudane Albay Tansu UTKU la-taliyaha [...]

Delegation of Senior Turkish Security Officials Visit Somali Police Chief

Somalia’s Police Commissioner, General Asad Osman, welcomed senior security officials and advisors from the Turkish Embassy on Monday to his office. They met to discuss enhancing security and counterterrorism collaboration between Somalia and Turkey. Turkey plays a crucial role in supporting Somali police forces by delivering training and supplying equipment, [...]