Search for:

Police arrest 12 soldiers in Hodan district amid clashes over land clearing operation

Somali police forces on Saturday arrested 12 soldiers in Mogadishu’s Hodan district following an armed clash involving government forces conducting a land-clearing operation. According to Somali Police spokesperson Abdifitah Aden Hassan, the detained soldiers allegedly sided with local residents and armed groups in opposing the government’s operation. “It was surprising [...]

Taliyaha ciidanka boliiska oo dhagax dhigay xarunta la dagaalanka argagixisada ee Galeyr

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa dhagax dhigay xerada cusub ee Ciidanka La Dagaalanka Argagixisada ee Galeyr. Dhismaha Xeradan ayaa loogu talo galay in lagu tababaro Ciidamada gaarka ah ee Boliiska, kuwaas oo loo diyaarinayo inay qaadaan howlgallo adag oo lagu xaqiijinayo amniga gudaha gaar ahaan [...]

Brigadier General Asad Osman inaugurated the construction of a police academy

Today in Mogadishu, Somalia’s Police Commissioner, General Asad Osman, inaugurated the construction of a new police academy aimed at training the counterterrorism unit, Galeyr. This academy is expected to enhance the specialized skills of the unit, strengthening Somalia’s capacity to combat terrorism and improve security across the nation. Under the [...]

Somali Police Chief to Attend Interpol’s General Assembly in the UK Next Week

Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi Meets Somali Police Chief Asad Osman Abdullahi (Diano) at the Ministry Headquarters Foreign Minister Ambassador Ahmed Moallim Fiqi welcomed Somali Police Chief Asad Osman Abdullahi (Diano) at the Ministry of Foreign Affairs headquarters for a strategic discussion on enhancing Somalia’s security and stability. Their dialogue [...]

Sarreeye Guuto Asad Cusmaan oo ka qayb galay xafladdii soo dhaweynta Markabka ORUC REIS ee baaraya shidaalka

Taliyaha Ciidanka Boliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhoweynayay Markabka ORUC REIS, kaas oo baaritaan shidaal ka fulinaya xeebaha Soomaaliya. Munaasabadda waxaa hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ay goob joog ahaayeen Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, [...]