Search for:

Brigadier General Asad Osman visits several police stations on Friday night

Brigadier General Asad Osman, the Police Commissioner, visited several police stations in Mogadishu on Friday night to inspect their operations and preparation as part of his oversight of security services. The Commissioner observed the tasks of the police stations and met several chiefs of police stations to report on the daily operations and issues they faced.   [...]

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Abdullahi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda aanu walaalaha nahay ee Jabuuti u jooga Soomaaliya, Amb.Mohamed Ibrahim Youssouf. Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga ee labada dal, iyadoo diiradda la saarayo ladagaallanka argagixisada iyo taageerada Dowladda Jabuuti ee [...]

Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed oo la kulmay safiirka Sucuudiga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sarreeye guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Sucuudiga u jooga Soomaaliya mudane Axmed Bin Maxamed Almowallad. Taliyaha iyo Daniiraha ayaa kulankooda kaga hadlay xoojinta iskaashiga amniga ee labada dal, ka hortagga qataraha argagixisada, xoojinta taageerada Boqortooyada Sucuudiga ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo [...]