Taliyaha ciidanka boliiska oo kormeer shaqo ku tagay fadhiyada boliiska
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta kormeer ku tagay xarumo kala duwan oo ay ka mid yihiin Taliska Ciidanka Nabadgalyada Waddooyinka (Taraafiko), Saldhigga Boliiska Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, xarunta Akadeemiyada Boliiska Soomaaliyeed ee General Kaahiye, iyo Hoggaanka Baarista dembiyada ee CID-da. Intii uu kormeerka [...]
